Qarandoon waxay garab taagantahay dadka muwaadiniinta ah waxay taageeraysa waxkasta oo dani ugu jirto umada Somaliyeed meelkasta hajoogeene, waxay sidoo kale taageeraysa dadka Musliminta oo xaqooda u halgamaya meelkata aduunka haka joogeenee.
Waxaan isku hawlay arin culayskeeda leh islamarkaasna aanan ku badalanayn wax khidmad ah.
Waxaan soo dhawaya cidkasta oo diyaar u ah inay vulanteer ah nagula shaqaysa 

Comments